Koorsooyin Caalami ah | casharro duuban | English to Somali.
Casharro la soo xulay oo ku salaysan nidaamka barashada Luuqadaha ee Common European Framework of Reference for Languages (CEFR)
Barashada Englishka waxay kuu sahli kartaa fursado shaqooyin oo xiiso leh, dalka gudihiisa iyo waliba dibaddiisa.
Barashada luuqadda waxay kaa saacidi kartaa waxbarashada dalka iyo waliba dibadda.
Safarrada iyo dalxiiska - Luuqadda waxaa ku hadlo in ka badan 1.3 bilyan oo qof. Waxay muhiim u tahay inaa si isku filan u safri kartid
La soco teknoolajiyaada dunida iyo media-ha. ku dhawaad 60% macluumaadka online-ka ayaa ku qoran Englishi
We do one thing and we do it well!
Abjad Education Consulting waa e-learning platform oo isugu jira casharro toos u baxa ee ilmaha yar illaa 18 jirka ah iyo koorsooyin diyaarsan ee dadka wayn ah. Waxaa halkaan wax ka barta arday ku sugan wadamada Yurub iyo East Africa. Taqassuskeenna waa inaan u diyaarino ardayda u fariisanaya imtixaannada dowliga ah ee iskuullada iyo kuwa caalamiga ah sida TOEFL, IELTS, Cambridge English IWM.
Waxaan xoogga saarnaa habka barashada luuqadaha ee Common European Framework of Reference for Languages (CEFR), kaasoo ujeedkiisu yahay barashada luuqadaha si dabiici ah. Halkii aad waqti badan gelin lahayd barashada xeerar naxwe (grammar) iyo kelmado (vocabulary) aad u badan, habka CEFR wuxuu xoogga saaraa
"WAXAAD SAMEYN KARTAA" (Can-Do Approach), taasoo kuu ogolaanaysa inaad si la taaban karo ugu isticmaasho luuqadda nolol maalmeedkaaga iyo xaalado kala duwan — hadday tahay shaqo, waxbarasho ama safar.
.
Koorsada alphabetka iyo aqrinta English-ka
Koorso gaaban oo FREE ah!
Barashada alphabet-ka – Fahamka dhawaaqyada a A-Z.
Barashada xarfaha aamusan.
Barashada shaqal dheerka iyo shaqal gaabka
6 Cashar oo 1 saac ah + 2 saacadood oo reading practice ah.
Loogu tala galay qof luuqadda ku cusub ama raba inuu is ka saxo dhawaaqyada iyo aqrinta.
Soo furo koorsadaan SI BILAASH AH – Isdiiwaangeli!
👇
Koorsooyin caalami ah | casharro duuban | English to Somali.
Casharro la soo xulay oo ku salaysan nidaamka barashada Luuqadaha ee Common European Framework of Reference for Languages (CEFR)
Barashada Englishka waxay kuu sahli kartaa fursado shaqooyin oo xiiso leh, dalka gudihiisa iyo waliba dibaddiisa.
Barashada luuqadda waxay kaa saacidi kartaa waxbarashada dalka iyo waliba dibadda.
Safarrada iyo dalxiiska - Luuqadda waxaa ku hadlo in ka badan 1.3 bilyan oo qof. Waxay muhiim u tahay inaa si isku filan u safri kartid
La soco teknoolajiyaada dunida iyo media-ha. Ku dhawaad 60% macluumaadka online-ka ayaa ku qoran English.
Koorsada alphabetka iyo aqrinta English-ka
Koorso gaaban oo FREE ah!
Barashada alphabet-ka – Fahamka dhawaaqyada a A-Z.
Barashada xarfaha aamusan.
Barashada shaqal dheerka iyo shaqal gaabka.
6 Cashar oo 1 saac ah + 2 saacadood oo reading practice ah.
Loogu tala galay qof luuqadda ku cusub ama raba inuu is ka saxo dhawaaqyada iyo aqrinta.
Soo furo koorsadaan SI BILAASH AH – Isdiiwaangeli!
👇
We do one thing and we do it well!
Abjad Education Consulting waa e-learning platform oo isugu jira casharro toos u baxa ee ilmaha yar illaa 18 jirka ah iyo koorsooyin diyaarsan ee dadka wayn ah. Waxaa halkaan wax ka barta arday ku sugan wadamada Yurub iyo East Africa. Taqassuskeenna waa inaan u diyaarino ardayda u fariisanaya imtixaannada dowliga ah iyo kuwa caalamiga ah sida TOEFL, IELTS, Cambridge English IWM.
Waxaan xoogga saarnaa habka barashada luuqadaha ee Common European Framework of Reference for Languages (CEFR), kaasoo ujeedkiisu yahay barashada luuqadaha si dabiici ah. Halkii aad waqti badan gelin lahayd barashada xeerar naxwe (grammar) iyo kelmado (vocabulary) aad u badan, habka CEFR wuxuu xoogga saaraa "WAXAAD SAMEYN KARTAA" (Can-Do Approach), taasoo kuu ogolaanaysa inaad si la taaban karo ugu isticmaasho luuqadda nolol maalmeedkaaga iyo xaalado kala duwan — hadday tahay shaqo, waxbarasho ama safar.
Macluumaadka Koorsooyinka
Fahamka iyo isticmaalka erayada maalinlaha ah ee caanka ah iyo jumlado fudud.
Weydiinta iyo ka jawaabista su’aalaha faahfaahinta shakhsiga ah (sida meesha aad ku nooshahay, dadka aad taqaano, iyo waxyaalaha aad leedahay).
La falgalka dadka si fudud, haddii qofka kale uu si tartiib ah u hadlo waqtiyada dukaamaysiga, ama dalabka maqaayadaha IWM.
Qorista jumlado gaaban oo fudud oo ku saabsan qoyskaaga, shaqadaada ama waxyaabaha aad xiiseyneyso, cimilada IWM.
Fahamka qoraallada gaagaaban sida waraaqaha casumaadda ama jadwalka maalinlaha
ah.
La falgalka si fudud xaaladaha safarka, sida weydiinta dariiqa ama ayraboorka gudihiisa etc.

Fahanka jumlado iyo ereyo si joogto ah loo isticmaalo oo la xiriira meelo caadi ah (tusaale: macluumaad aasaasi ah oo shakhsi iyo qoys la xiriira, dukaamaysi, juqraafiga deegaanka, iyo shaqo).
Isgaarsiin fudud oo la xiriira howlaha maalinlaha ah ee u baahan isdhaafsi macluumaad oo sahlan oo toos ah.
Sharaxaad fudud ka bixin dhinacyada taariikhdaada, shaqadaada, waxbarashadaada iyo arrimaha kuu dhow.
Akhrinta iyo fahmidda qoraallo fudud sida fariimaha email-ka, warqadaha gaagaaban, iyo xayaysiisyada, wararka cimilada IWM
Fahmidda jumlado iyo ereyo si joogto ah loo isticmaalo oo la xiriira meelo caadi ah (tusaale: macluumaad aasaasi ah oo shakhsi iyo qoys la xiriira, dukaamaysi, juqraafiga deegaanka, iyo shaqo).
ah
Isgaarsiin fudud oo la xiriira howlaha maalinlaha ah ee u baahan isdhaafsi macluumaad oo sahlan oo toos ah.
Sharaxaad fudud ka bixin dhinacyada taariikhdaada iyo arrimaha kuu dhow.
Akhrinta iyo fahmidda qoraallo fudud sida fariimaha email-ka, warqadaha gaagaaban, iyo xayaysiisyada.
Fahamka qodobada ugu muhiimsan ee la xiriira mawduucyada aad si joogto ah ugla kulanto shaqada, iskuulka, wakhtiga firaaqada, waraka, aflaanta iwm.
Maaraynta xaaladaha ku soo wajihi kara markaad safar ku joogto meel Ingiriisiga lagaga hadlo.
Qorista qoraallo tayo leh oo isku xiran kuna saabsan mowduucyo aad taqaan ama aad danaynayso.
Sharaxaad ka bixin waayo-aragnimadaada iyo dhacdooyinka, riyadaada, rajadaada & yoolalkaaga, iyo si kooban u bixinta sababaha iyo sharraxaadda fikirkaaga iyo qorshayaashaada.
Ka hadalka mowduucyada adag sida, siyaasad, cilmi baaris, doodo dhaadheer iwm.
Qoritaanka maqaallo dhaadheer oo qodobaysan iyo is bar dhigga fikrado kala duwan.
La sheekaysi qof u dhashay luuqadda adigoon dareemin wax culays kana fakarin erayada ku habboon.
Maaraynta xaalada adag sida qabashada cabashooyinka, talo bixinta, iyo ka hadalka xataa arrimo kugu cusub adigoon baarbaarin erayada loo isticmaalo.
Fahmidda qodobada ugu muhiimsan ee la xiriira mawduucyada caadiga ah ee aad si joogto ah ula kulanto shaqada, dugsiga, wakhtiga firaaqada, iwm.
Maaraynta inta badan xaaladaha kugu soo wajihi kara markaad safar ku joogto meel Ingiriisiga lagaga hadlo.
Qorista qoraallo fudud oo isku xiran oo ku saabsan mowduucyo aad taqaan ama aad danaynayso.
Sharaxaad ka bixin waayo-aragnimadaada iyo dhacdooyinka, riyadaada, rajadaada & yoolalkaaga, iyo si kooban u bixinta sababaha iyo sharraxaadda fikirradaada iyo qorshayaashaada.
Fahmidda jumlado iyo ereyo si joogto ah loo isticmaalo oo la xiriira meelo caadi ah (tusaale: macluumaad aasaasi ah oo shakhsi iyo qoys la xiriira, dukaamaysi, juqraafiga deegaanka, iyo shaqo).
Isgaarsiin fudud oo la xiriira howlaha maalinlaha ah ee u baahan isdhaafsi macluumaad oo sahlan oo toos ah.
Sharaxaad fudud ka bixin dhinacyada taariikhdaada iyo arrimaha kuu dhow.
Akhrinta iyo fahmidda qoraallo fudud sida fariimaha email-ka, warqadaha gaagaaban, iyo xayaysiisyada.
Haddii aa doonayso faahfaahin dheeraad ah ama tijaabo heerkaaga luuqadda, noo reeb codsifgaaga.
Copyright 2025. Abjad Education Consulting. All Rights Reserved.
Haddii aa doonayso faahfaahin dheeraad ah ama tijaabo heerkaaga luuqadda, noo reeb codsigaaga. Mahadsanid!
Copyright 2025. Abjad Education Consulting. All Rights Reserved.